Sign in to follow this  
Deeq A.

Tirada Maxaabiista Ajaanibka Ah Ee Ku Xidhan Xabsiyadda Somaliland Iyo Dambiyadda Ay U Xidhan Yihiin

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Wasiirka wasaaradda cadaaladda Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caadeeye Fariid ayaa waxa uu ka warramay tirada maxaabiista ajaanibta ah ee ku xidhan xabsiyadda Somaliland iyo dambiyadda ay u xidhan yihiin, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this