Sign in to follow this  
Deeq A.

Magacyadda 6 Telefishinka Oo Shaaciyay Inay Kalsoonidii Kala Noqdeen Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyeyaasha qaar ka mid ah Telefishinada madaxa-bannaan ayaa waxa goor dhawayd soo saareen qoraal ay ku sheegayaan inay kalsoonidii kagala noqdeen guddoomiyihii ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac Xuuto.


Halkan hoose ka akhriso qoraalkan:

50815253_2058089370947209_48295182556452

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this