Paragon Posted August 7, 2009 Anti-Al-Shabaab man: Nimaan Shabaab ahaa berigii la karbaashey ee ayaan Xamar tagey. Walaahi waxaa la eryaayey ilaa ka baxa Xamar markaaseey Buuraha ku jajabeen. Alla maxaa dhib soo gaarey berigaa!!!! Um um ummmmm! Somalilander; Waar inaar, aan kuu weydiiya e, hadmeey Muqdisha BUURA yeelatey? AAS: Horta waryaa adiga goormee muqdisho kuugu dambeeysey? Somalilander: Dee waa hore, waayo? AAS: Mar hore so maha? Hadaba gaadaashaa Muqdisha Buureey yeelatey Somalilander: Haha. Waar ma samadeey ka soo dhaceen buuruhu? Fadhi ku dirir circles are changing. They are becoming very critical. Reduced bullsh-tting noticeable. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted August 7, 2009 Waa yaabay...when I saw title I thought that SOL members in la weydiinayo markii Muqdisho ugu dambeysey!...lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
rudy-Diiriye Posted August 8, 2009 haa xamar waxa ku taala buur la dhaho Siren, ma kortey buurta Paragon! lool.. it even has an elevator marka kaga deg on 2nd floor to get full view! lol its a big mountain. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted August 8, 2009 Rudy, buurtaa iyada ah adigaa raba inaad site seeing u aadid sxb. I know you are at the foot-hills now marka jaraanjar diyaarso. Aniga waxba ha igu soo sheegin sida buur loo kora e'. Ninyow why is it that waxaan sheegaba uu u yeeshaa sexual conotation these days horta? Kaw! Hello guys. Quote Share this post Link to post Share on other sites