Sign in to follow this  
Paragon

Muqdisha goormee kuugu dambeysey?

Recommended Posts

Paragon   

Anti-Al-Shabaab man: Nimaan Shabaab ahaa berigii la karbaashey ee ayaan Xamar tagey. Walaahi waxaa la eryaayey ilaa ka baxa Xamar markaaseey Buuraha ku jajabeen. Alla maxaa dhib soo gaarey berigaa!!!! Um um ummmmm!

 

Somalilander; Waar inaar, aan kuu weydiiya e, hadmeey Muqdisha BUURA yeelatey?

 

AAS: Horta waryaa adiga goormee muqdisho kuugu dambeeysey?

 

Somalilander: Dee waa hore, waayo?

 

AAS: Mar hore so maha? Hadaba gaadaashaa Muqdisha Buureey yeelatey

 

Somalilander: Haha. Waar ma samadeey ka soo dhaceen buuruhu?

 

:D

 

Fadhi ku dirir circles are changing. They are becoming very critical. Reduced bullsh-tting noticeable.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Waa yaabay...when I saw title I thought that SOL members in la weydiinayo markii Muqdisho ugu dambeysey!...lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

haa xamar waxa ku taala buur la dhaho Siren, ma kortey buurta Paragon! lool.. it even has an elevator marka kaga deg on 2nd floor to get full view! lol

 

its a big mountain.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Rudy, buurtaa iyada ah adigaa raba inaad site seeing u aadid sxb. I know you are at the foot-hills now marka jaraanjar diyaarso. Aniga waxba ha igu soo sheegin sida buur loo kora e'. :D

 

Ninyow why is it that waxaan sheegaba uu u yeeshaa sexual conotation these days horta? Kaw!

 

Hello guys.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this