Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Dani Oo Maanta La Caleema Saarayo

Recommended Posts

Deeq A.   

Maanta oo Sabti ah waxaa magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ka socota diyaarinta munaasabadda Caleema saarka madaxweynaha cusub ee maamulkaasi Saciid C/laahi Dani.

Waxaa munaasabadda ka qeybgala mas’uuliyiin isugu jirta dowladda dhexe, maamul goboleedyada siyaasiyiin iyo sidoo kale marti sharaf kale.

Ammaanka magaalada Garoowe ayaa aad loo adkeeyey iyadoo saacado kadib ay bilaaban doonto munaasabadda Caleema Saarka madaxweynaha.

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this