Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirka Todobaadka Dib U Jaleec Madaarka Caalamiga Ah Ee Dubai Airport

Recommended Posts

Deeq A.   

IMG-20190125-WA0000-300x199.jpg

  • 0_IMG-20190125-WA0001-300x244.jpg

Waxa la furay dabayaaqadii Lixdankii waxana qaadkiisu uu ahaa maalintii 200- oo safrayaal ah, waxana uu shaqyn jiray Lix saacadood oo qudhaata 7:00 ilaa 1:00.

Maamulaha madaarku waxa uu albaabaada xidhi jiray oo rawaxi jiray 1:15, markaasi oo uu aadi jiray gurigiisa, ku darsoo mucaa furayaasha madaarka uu qaadan jiray.

Kani ma aha Istaanka Basaska ee waa madaarka Dubay Airport

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this