Sign in to follow this  
Deeq A.

Sheekh Caan Ka Ah Soomaalida Oo Sheegay In Booliska Muqdisho Laaluushka Qaataan.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Muqdisho)Kullanka Todobaadlaha ah oo ay qaataan Saraakiisha Booliska ayaa maanta waxaa khudbad iscafinta lagaga hadlayo ka hor jeediyay Sheekh Maxamed Shiikh Ibraamim (Kenyaawi).

1205B29A-2D05-4220-AB60-EC987A68C2DB.jpe

Sheekh Kenyaawi ayaa sheegay in Boolisku badankoodu ay qaataan waxa uu ku sheegay Laaluush oo xaaraan ah, iyaga oo aanan dan iyo heello ka laheyn howshii loo igmaday oo ah sugida amniga.

“Waa in runta la isku sheego waxaa la yiraahdaa Booliska badankoodu waa xaaraan quutayaal oo waxa ay qaataan laaluush, waxa uu arkaya Gaari qarax wada laakiin kaliya lacag ayuu ka qaadanaya wuuna iska sii deynayaa, waxaana loo baahanyahay in Illaah aad ka cabsataan oo aad waxaasi ka waantoobdaan” ayuu ka hor sheegay Shiikh Kenyaawi Saraakiisha Booliska Soomaaliya.

Waxa ay u muuqatay in eedeymahaasi uu Sheekha u jeediyay Booliska, saraakiishii dhageysanayay aysan

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this