Sign in to follow this  
Deeq A.

Dab qasaare geeystay oo ka kacay Suuqa weeyn ee Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Dab qasaare hantiyadeed geeystay ayaa xalay saqdi dhexe ka kacay Suuqa Weyn oo ah suuq ku yaalo degmada Wadajir ee Muqdisho.

Dabka oo la sheegay in uu koronto ka dhashay ayaa baa bi iyay goobo badan.

Goor dambe ayaa lagu guuleeystay in dambkaasi la damiyo.

Dabka ayaa ku sii faafayay goobo badan waxaana uu sababay qasaare hantiyadeed oo aad u badan

Dhowaan ayeey aheyd markii dab qasaare hantiyadeed geeystay uu ka kacay suuqa weeyn Bakaaraha ee Muqdisho.

FB_IMG_1548388521768.jpg?resize=480%2C31 FB_IMG_1548388590127.jpg?resize=540%2C96 FB_IMG_1548388593051.jpg?resize=540%2C96

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland Post Muqdisho

The post Dab qasaare geeystay oo ka kacay Suuqa weeyn ee Muqdisho appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this