Sign in to follow this  
Deeq A.

RW Khayre oo shir gudoomiyay kulanka Gollaha Wasiirada

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (Sh.M.Network) – Gollaha Wasiirada ee xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa yeeshay kulankoodii todobaadlaha.

Ra’iisul Wasaaraha dalka, Xasan Cali Khayre ayaa shirka gudoomiyay, kaasi oo ay kasoo qaybgaleen inta badan xubnaha xukuumada.

Shirka ayaa looga hadlay qodobo ay kamid yihiin hab-raaca heshiisyada caalamiga ah iyo hawlaha hor-tebinta leh ee XFS dooneyso inay fuliso sannadka 2019.

DxsZlevX4AAHuas.jpg

The post RW Khayre oo shir gudoomiyay kulanka Gollaha Wasiirada appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this