Deeq A. Posted January 24, 2019 Muqdisho (Sh.M.Network) – Gollaha Wasiirada ee xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa yeeshay kulankoodii todobaadlaha. Ra’iisul Wasaaraha dalka, Xasan Cali Khayre ayaa shirka gudoomiyay, kaasi oo ay kasoo qaybgaleen inta badan xubnaha xukuumada. Shirka ayaa looga hadlay qodobo ay kamid yihiin hab-raaca heshiisyada caalamiga ah iyo hawlaha hor-tebinta leh ee XFS dooneyso inay fuliso sannadka 2019. The post RW Khayre oo shir gudoomiyay kulanka Gollaha Wasiirada appeared first on Shabelle. View the full article Share this post Link to post Share on other sites