Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirka Gaashaandhigga XFS Oo la Kulmay Amiirka Qatar

Recommended Posts

Deeq A.   

Dooxa ( Sh. M. Network )-Wasiirka difaaca xukuumada Soomaaliya Hasan Cali Maxamed Amar dambe  oo ku sugan magaalada Doha ee xarunta  dalka Qatar ayaa la kulmay Amiirka dalkaasi Sheikh Tamim Bin Hamad Al Thani.

Kulankani oo ahaa mid muhiim ah ayaa waxaa  diirada lagu saaray sidii loo xoojin lahaa xiriirka labada dal iyo iskaashiga u dhexeeya dalalka Qtar iyo Soomaaliya.

Dowladaha Qadar ayaa saaxiib dhow la’ah  Soomaaliya, iyadoona ka caawisa dhinacyada dib u dhiska  iyo xoojinta kaabaysha dhaqaalaha dalka.

Kulankan ayaa imaanaya, xilli dhawaan Qatar ay ku wareejisay dowladda Soomaaliya 68 Gaadiidka dagaalka ah, gaar ahaan ku Gaashaaman.

The post Wasiirka Gaashaandhigga XFS Oo la Kulmay Amiirka Qatar appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this