Sign in to follow this  
Deeq A.

Qarax khasaaro geystay oo ka dhacay Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (Sh.M.Network) – Warar dheeri ah ayaa kasoo baxaya qarax khasaaro geystay oo ka dhacay magaalada Muqdisho.

Sidda ay idaacada Shabelle u sheegeen Goobjoogayaal, qaraxa oo ka dhashay gaari walxo qarxa lagu soo rakibay ayaa ka dhacay isgoyska Taleex.

Inta la xaqiijiyay afar ruux oo shacab badan ayaa ku dhaawacantay, kuwaasi oo goobaha caafimaadka loola caray.

Ma jirto cid sheegata mas’uuliyadda weerarkan, balse, kooxda Al-Shabaab ayaa falalka noocaan ah ka geystay guud ahaan dalka.

50340809_2674379732579841_243703406517026816_n.jpg?_nc_cat=106&_nc_ht=scontent.fmgq1-1.fna&oh=b8b75666872bfeead9cc4e3f73f70904&oe=5CC84FB2

The post Qarax khasaaro geystay oo ka dhacay Muqdisho appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this