Deeq A. Posted January 23, 2019 Muqdisho (Sh.M.Network) – Warar dheeri ah ayaa kasoo baxaya qarax khasaaro geystay oo ka dhacay magaalada Muqdisho. Sidda ay idaacada Shabelle u sheegeen Goobjoogayaal, qaraxa oo ka dhashay gaari walxo qarxa lagu soo rakibay ayaa ka dhacay isgoyska Taleex. Inta la xaqiijiyay afar ruux oo shacab badan ayaa ku dhaawacantay, kuwaasi oo goobaha caafimaadka loola caray. Ma jirto cid sheegata mas’uuliyadda weerarkan, balse, kooxda Al-Shabaab ayaa falalka noocaan ah ka geystay guud ahaan dalka. The post Qarax khasaaro geystay oo ka dhacay Muqdisho appeared first on Shabelle. View the full article Share this post Link to post Share on other sites