Sign in to follow this  
Deeq A.

Qaraxyo ka dhacay Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Qaraxyo ayaa goordhow ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.

Qaraxyada ayaa waxa ay ka dhaceen agaarka isgooyska Taleex ee Muqdisho.

Qaraxyada ayaa sidoo kale waxaa daba socday rasaas.

Wixii ku soo kordha dib kalla soco insha allah.

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland Post Muqdisho 

The post Qaraxyo ka dhacay Muqdisho appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this