Deeq A. Posted January 23, 2019 Qaraxyo ayaa goordhow ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Qaraxyada ayaa waxa ay ka dhaceen agaarka isgooyska Taleex ee Muqdisho. Qaraxyada ayaa sidoo kale waxaa daba socday rasaas. Wixii ku soo kordha dib kalla soco insha allah. Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post Qaraxyo ka dhacay Muqdisho appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites