Sign in to follow this  
Deeq A.

Tiir kamid ah as’aasayaashii Puntland oo geeriyooday

Recommended Posts

Deeq A.   

Alle ha u naxariistee, tiir kamid ahaa as’aasayaashii dowladda Puntland, marna soo noqday taliyihii ciidamada Daraawiishta Gen Cabdullaahi Cali Mire (Carays) ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Garoowe.

Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Maxamed (Deni) ayaa shacabka Puntland iyo guud ahaan umadda Soomaaliyeed uga tacsiyeeyya geerida marxuumka, waxaana uu Alle uga beryay in uu janna fardowsa ka waraabiyo.

Madaxweynaha ayaa magacaabay guddi 10 xubnood ah oo ka kooban wasiiro, taliyaaal ciidan iyo agaasimayaal, kuwaasoo diyaarinaya aas-qaran oo loo sameyn doono marxuumka.

WARQADDA-LAAAD.jpg?resize=679%2C960&ssl=

Taariikhdiisa goor dhow kala soco Puntland post

The post Tiir kamid ah as’aasayaashii Puntland oo geeriyooday appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this