Sign in to follow this  
Deeq A.

Xiisad xoogan Oo ka taagan degmada Baardheere

Recommended Posts

Deeq A.   

Baardheere ( Sh. M. Network )-Wararka laga helayo gobolka Gedo ayaa ku warramaya in maanta xiisad xoogan laga dareemayo gudaha degmada Baardheere ee gobolkaasi.

Xiisadan ayaa waxa ay ka dhalatay shaqo joojin lagu sameeyay guddoomiyihii degmadaasi iyo ku xigeenkiisa.

Ciidamo ka tirsan kuwa Milatariga Soomaaliya oo ka Gadoodsan arrintaasi ayaa lagu soo warramayaa in ay hakad dhaq dhaqaaqiiGanacsi magaalada Baardheer ee G/ Gedo.

Sidoo kale Ciidamada ayaa boobay xoogan u geystay diyaarado qaad siday oo ka dagay Garoonka diyaaradaha magaaladaasi.

Qaar ka mid ah dadka deegaanka oo la hadlay Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay cabsi xoogan ka qabaan xiisadahaasi.

Dhawaan ayey aheyd markii Jubbaland ay shaqo joojin ku sameysay maamulkii M/Baardheere, taas oo ay ka dhasheen qalalaase illaa iyo haatan ka taagan halkaasi.

The post Xiisad xoogan Oo ka taagan degmada Baardheere appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this