Sign in to follow this  
Deeq A.

Shacabka Hargeysa Oo Ka Horyimid Muddo Kordhinta Golaha Wakiilada Somaliland (Dhageyso)

Recommended Posts

Deeq A.   

Qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan magaalada Hargeysa ee Somaliland ayaa ka aragti dhiibtay muddo kordhintii dhowaan loo sameeyey golaha wakiilada.

Intooda badan waxa ay sheegeen in aanay raali ka ahayn arrintaasi oo ay kasoo horjeedaan, waxaana ay ku taliyeen in golaha Guurtida qudhooda wax laga bedalo.

Dadka qaar ayaa qaba in arrintan ay tahay un mid lagu doonayo in lagu sii joogo taasina aanay dan u ahayn Somaliland waa sida ay hadalka u dhigeenne.

Halkaan hoose ka dhageyso:

https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2019/01/CODADKA-SHACABKA-HARGEYSA-.mp3

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this