Sign in to follow this  
Deeq A.

Siyaasi Cabdiqaadir Cali Obsiiye oo Baaq & Fariin adag u diray Guurtida,barlamaanka & Xukumada Muuse Biixiba

Recommended Posts

Deeq A.   

Siyaasi cabdulqadir cali obsiye oo ku baaqay in la qaadaco mudo kordhinta barlamanka guurtidu usa meeyeen isaga Oo shegay inla joogo waqtigii shacabku muujin lahaayeen quwadooda iyo inay iska diidaadan tacadiga iyo dulmiga ay ku hayaan guurtida iyo baar lamanka oo u he shiiyay umada inaanay banayn xilalaka markasta oo ayka dhamaato mudadu midina midka kale uu u kor dhiho

obsiiye.png

waxaan leeyay hadaanu nahay shacabka siyaasiyiin waayeel dhalinyarro iyo wax garadba waanu baraarugnay dulqaad kiina wuunaga dhamaaday in taanu daadku idin qaadin oo daaqadaha la iidiina soo daadin baneeya meesha oo mar uun wax iskula hadha waa markii 5aad mudo kordhintu yeelina mayno hadaanu hore u yeelay ogaada oo ha idiin muuqdeen in dadkii xaqa u lahaa ee wadanka wax usoo bartay waxna uqaban lahaa aymaanta la dhooban yihiin shaqo la aan maqaaxiyaha iyo suuqyada waxaan kusoo gunaa nadayaa horaa loo yidhi nin kuu digay kuma dilin waxaan idiin dar daarmayaa inaad qaadataan taladaydaas jaaniskana sii saan dhalin yarta iyo dadka si xilku uu ugu soonoqdo meertadii oo uu ugabaxo korodh siimada aan dhamaanayn

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this