Sign in to follow this  
Deeq A.

Laba Qof Ayaa Ku Dhaawacmay Rasaas Uu Furay Mid Kamida Ciidmada Poliska Gobolka Togdheer ,

Recommended Posts

Deeq A.   

(SL-T Burco) Laba qof ayaa ku dhaawacmay, rasaas uu furay mid kamida ciidmada poliska Gobolka Togdheer ,
Dhawaaca ayaa lagu dabiibaya cisbitalka wayn ee magaalada Burco,
Waxaana xabsiga loo taxaabay Askarigii gaystay falkaasi,
Taliyaha qaybta ciidamada poliska ee gobolka togdheer, Axmed Aw-cali shabeel, ayaa kawar bixinaya

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this