Sign in to follow this  
Deeq A.

“Xalku Maaha Xabsi Iyo Xadhig…” Sheekh Aadan Sunne Oo Farriin Murugo Leh Ka Soo Diray Gudaha Xabsiga Weyn Ee Hargeysa Oo Uu Ku Xidhan Yahay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Sheekh Aadan Sunne oo ku xidhan xabsiga weyn ee Hargeysa ayaa waxa uu farriin murugo leh ka soo dhex diray qolka uu ku xidhan yahay, waxaanu ka warramay halka uu ku dambeeyay cafis la sheegay in uu u fidiyay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Halkan hoose kaga boggo farriinta Sheekha

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this