Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasaaradda Ganacsiga Somaliland, Oo Soo Saartay Go,aan Ay Kaga Hor-tagayaan Dadka Aan Lahayn Liisamada.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SL-T Burco) Isuduwaha wasaarada ganacsiga warshadaha, iyo dalxiiska Somaliland ee gobolka Togdheer, Cabdi Maxamuud Ismaaciil , ayaa maanta war-saxaafadeed uu soo saaray,

Waxa uu ku wergaliyey ganacsatada qaybaheeda kala duwan, in ay dhammaatay mudadii uu wasiirka, wasaarada ganacsiga, warshadaha, iyo dalxiiska Somaliland, Mudane Maxamuud Xasan Sacad, uqabtay ganacsatada aan lahayn liisamada in ay ku samaystaan, halka kuwa ay ka dhaceen liisamaduna ay ku cusboonay siistaan,

Cabdi Maxamuud Ismaaciil ayaa sidoo kale xusay in marka lagaadho 01/02/2019 ay fulin doonaan amarka dawladda,

Nuqulka Wergalinta:

ddd-724x1024.jpg kkk-724x1024.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this