Sign in to follow this  
Deeq A.

“Todoba Xildhibaan Ayaa Laga Hor Joogsaday Fadhigii Muddo Kordhinta!!!!! “Proff Abdi ALI

Recommended Posts

Deeq A.   

Wariye Mooge: Ma maqashay in Golihii Guurtidu kordhiyeen, todoba xildhibaanna laga hor joogsaday fadhigii?

0CFA13DC-58B5-4AB5-93EA-C51E246E92F7.jpe

Sharci-doon: Kordhintu ha ii joogtee, aniga waxa ii daran sharciyadda lagaga horjoogsaday xildhibaanada in ay soo galaan; tani waa ugub; ka saaristu way jirtay; maan arag xeer hoosaadkooda; laakiin Gole waan soo maray; xildhibaan baan soo ahaa; ka saaristu ha ii joogto, laakiin ka hor istaag sina macquul uma aha in lagu daro xeer hoosaad ka; hadduu ku jirana waa qalad!!!

Wariyihii: oo maxaad ku talin lahayd?

Sharci-doon: intay goori goor tahay xaal marin ha waydiistaan shirguddoonka; haddii laga garaabi waayo sharciga ha u ashkatoodaan; dee haddii kale, berina golaha wakiilada ayaa loola imanayaa taasoo kale; eesh qiyaasak; xisbiyadiina maxay samayn shirarkooda; Allaa yahdiik!!!!

Cabdo; maamul wanaagga iyo ku dhaqanka sharciga.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this