Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Oo Qaabilay Qunsulka Cusub Ee Itoobiya U Soo Magacowday Somaliland +SAWIRRO

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland Prof. Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon ayaa waxa uu maanta kulan la qaatay qunsulka cusub ee dawladda Itoobiya u soo magacowday Somaliland Shamsudiin Axmed.

faratoon2.png faratoon1.png faratoon.png


Wasiir Faratoon ayaa qoraal uu ku baahiyay bartiisa Twitter-ka waxa uu sheegay in kulankaasi uu ahaa mid isbarasho ah oo lagu sii adkaynayo xidhiidhka Somaliland iyo Itoobiya.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this