Sign in to follow this  
Deeq A.

DAAWO: “Wax Laysku Ogaa Ma Jirto, KULMIYE-na Waa Xisbi Qaran…” Suldaan Caan Ah Oo Jawaab Adag Ka Bixiyay Hadal Dhawaan Ka Soo Yeedhay Boqor Buurmadow

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Boorama)-Suldaan Ibraahim Jaamac Samater ayaa waxa uu soo dhaweeyay in shirka golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE lagu qabtay magaalada Boorama, waxaanu jawaab ka bixiyay hadal dhawaan ka soo yeedhay Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this