Sign in to follow this  
Deeq A.

Soomaaliya Oo Dalalka Carabta Ka Codsaneysa Inay Ka Cafiyaan Deymaha

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Lubnaan)-Shirka Carabta ee Dhaqaalaha iyo Horumarinta Bulshada ee ka furmay caasimadda dalka Lubnaan, ayaa waxaa hareeyay xasarado siyaasadeed, iyadoo waddamada Carabta qaarkood ay ka baaqsadeen ka qayb galka shirkaasi.

Shirka ayaa ku soo beegmay xilli xasilooni darro siyaasadeed iyo mid dhaqaale ay ka jirto dalka Lubnaan, oo martigeliya boqollaal kun oo qaxooti Suuriyaan iyo Falastiiniyiin isugu jira.

Haddaba, dalalka ka qayb galay shirkaasi waxaa ka mid ah Soomaaliya oo dooneysa in dalalka Carabta qaarkood ay deymaha ka cafiyaan, wasiirka maaliyadda xukuumadda federalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle oo shirkaasi Soomaaliya u matalayay ayaa ka warramay

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this