Sign in to follow this  
Deeq A.

Cabdikariim Axmed Mooge oo si Farshaxnimo ah ugu jawaabay Ex-Wasiir Abgaal oo la xanuunsanayo Hanti Xaarana oo uu shaaciyey inuu cunay

Recommended Posts

Deeq A.   

CALIYOW (ex- Wasiir Abgaal) TAADU WA SALLEELE RAGBAA DAARO BUUXSADAY! Wasiir waxaad ahayd nin xaruuri ah oo aan la gaban hadalka, midhku odhanayana hela maalintuu odhanaayo. Maantana waad tidhi waxaan rajaynayaa in dadkaagu kugu cafiyaan in aad tahay siyaasigii ugu horeeyay ee dadkiisa horyimaada ee cafis ka dalbada.

Tan waxa jooga kuwii dalkan iibiyay (DP world group), waxa jooga kuwo xamarna shacabka u caaya habeenkiina u dhukusa, waxa jooga kuwii sumadaha kula baxay xatooyada xoolaha ummadda oo buuxa, waxa jooga kuwii dhulkii iyo guryihii ka dhaxeeyay 3.5 milyan iyo badhka reer Somaliland cunay ee Caliyow taadu waa hoos!

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this