Deeq A. Posted January 20, 2019 Baydhabo ( SH. M. Network )-Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Bashiir Cabdi (Ameerico ) ayaa saacadihii la soo dhaafay gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Taliye Ameerico ayaa kormeer ugu tagay Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya oo ku jira Xero ku taalla magaaladaasi. Waxaana uu uga digay in ay ka qeyb qaataan dagaallada la xariira aanooyinka qabiil ee ka taagan deegaano ka tirsan K/ Soomaaliya. Halkan hoose ka dhageyso Codka. http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/01/COD-MAHAD-BOOLISKA-.mp3 The post Taliye Ameerico Oo kormeer ku tagay magaalada Baydhabo appeared first on Shabelle. View the full article Share this post Link to post Share on other sites