Sign in to follow this  
Deeq A.

Taliye Ameerico Oo kormeer ku tagay magaalada Baydhabo

Recommended Posts

Deeq A.   

Baydhabo ( SH. M. Network )-Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Bashiir Cabdi (Ameerico ) ayaa saacadihii la soo dhaafay gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.

Taliye Ameerico ayaa kormeer ugu tagay Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya oo ku jira Xero ku taalla magaaladaasi.

Waxaana uu uga digay in ay ka qeyb qaataan dagaallada la xariira aanooyinka qabiil ee ka taagan deegaano ka tirsan K/ Soomaaliya.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/01/COD-MAHAD-BOOLISKA-.mp3

 

The post Taliye Ameerico Oo kormeer ku tagay magaalada Baydhabo appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this