gooni Posted January 22, 2019 Markii laga tago kaftan siyaasadeedka puntland Puntland waxay sheegataa in badan, inay hooyo u tahay federaalka soomaaliya. Hooyana waxaa ugu horeeya oo laga helo waa xadaano. Xadaanadu waxay ka bilaabataa marka ugu horaysa oo ay dhugato ama eegto ilmaha ay dhashay. Puntland dhaqankeedu wuxuu ahaa sanadihii badnaa oo lasoo dhaafay hooyo aan arag waxay dhashay, mana sheegi karto wiil gabar midkuu ahaa. Eegmada koowaad ee hooyada waa dastuurka iyo maxkamadii ilaalin lahayd, oo ah heshiis isku hayn kara dalkoo dhan. Waxba kamaysan qaban arintaas, si ay ilmaheeda u korsato. Kama go'in soomaaliya inteeda kale sida snm, kumana jirto talo ahaan tayo ahaan midnaba. Shaqada ugu fiican oo ay qabtaan waa in shantii sano mar la doorto jufadii doorka lahayd. Waxaan aaminsahay dabeecadda iyo fikirka ku kooban beeshayda inuusan dal iyo dad bad-baadin karin, haddaysan la imaan hogaamiye aragti dheer oo geesi ah, iimo muuqdo odoroskayga sida wax u socdaan, balse magafe waa alle oo waan khaldami karaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dahireeto Posted January 22, 2019 1 minute ago, gooni said: Shaqada ugu fiican oo ay qabtaan waa in shantii sano mar la doorto jufadii doorka lahayd. Tolka iska dhaaf Gooniyoow. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Holac Posted January 22, 2019 On 01/21/2019 at 9:25 AM, Xaaji Xunjuf said: Galbeedi isn't that bad he is just an irrational unionist who believes Somaliland needs Mogadishu. When it's it's other way around. Galbeedi waa xalaal-quute xasuus iyo xarbi badan, xog badanna haya. Xumaan ka foq ninkaasi. Quote Share this post Link to post Share on other sites