Sign in to follow this  
Deeq A.

Farmaajo oo isku shaandhayn ku sameeyay xukumaddiisa

Recommended Posts

Deeq A.   

War hada nasoo gaadhaya ayaa sheegaya in isku shaan dhayn lagu sameeyey Golaha wasiirada ee xukumadda Farmaajo lana badalay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir.

Isku-shandheyn Golahu Wasiirada.

Ra’ Wasaare Ku-xigeenka
Xil. Maxamed Cabdi Xayir maareeye

1. Wasiirka Gaashaandhiga
Xil. Xuseen Carab Ciise

1. Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka
Xil. C/wahab Ugaas Khalif

3. Wasiirka Haweenka
Xil. Fowzia Maxamed Sheekh

4. Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta
Xil. Khalif Cabdi Cumar

5. Wasiirka Arrimaha Gudaha
C/samed Macalin Maxamuud

6. Wasiirka Amniga
Cabdi Jiibow Calasow

7. Wasiirka Cadaalada
Xuseen Cusmaan Xuseen

8. Wasiirka Tamarya Macdanta iyo Biyaha
Xil. Daahir Amiin Jeesow

10. Wasiirka Dastuurka iyo Arrimaha Federalka
Xil. Zakariye Xaaji Maxamuud

11. Wasiirka Ganacsiga it Warshadaha
Prof. Xuseen Warsame

Wasiiru Dowlayaal

1. Wasiiru Dowlaha Arrimaha Amniga
Fahad Yasin Daahir

2. Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada
Bishaar Ugaas Ibraahim

3. Wasiiru Dowlaha kaluumeysiga
Xil. C/karim dhalac

4. Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dastuurka
Dr. Maxamed Beekoos

5. Wasiiru Dowlaha Xukuumadda & xiriir ka Baarlamanka
C/qaadir Maxamed Nuur Jaamaca

6. Wasiiru Dowlaha Arrimaha bii’adda
Prof. C/laahi sheekh Cali Qaloocow

7. Wasiiru Dowlaha Arrimaha Gudaha
Cabdi-Saciid Muuse

Wasiirka Ku-xigeeno

1. Wasiirka Ku-xigeenka Wasaarada Diinta
Xil. Xasan jimcaale

2. Wasiirka ku-xigeenka Arrimaha Dibadda
Xil. C/Rashid xidig

3. Wasiirka ku-xigeenka Wasaaradda Gargaarka
Xil. Yusuf Xayle

4. Wasiirka Ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Xil. Xuseen Qaasin Yuusuf iidow

5. Wasiirka Ku-xigeenka Wasaaradda howlaha Guud Xil. C/saabir Shuuriye

6. Wasiirka Ku-xigeenka Ganacsiga
Xil. C/qaadir Carabow Ibraahim

7. Wasiirka Ku-xigeenka Warfaafinta & hanuuninta
Dr. Liibaan Aadan Obsiye

Taliyaha Ciidanka Xooggan Dalka
General Maxamed Cali Catoosh

Taliyaha Ciidanka Sirdoonka
General Khalif Axmed Ereg

Guddoomiyaha Gobalka
Banaadir ahna Duqa Muqdisho Amb. Maxamed Cali Nuur

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this