Deeq A. Posted January 20, 2019 War hada nasoo gaadhaya ayaa sheegaya in isku shaan dhayn lagu sameeyey Golaha wasiirada ee xukumadda Farmaajo lana badalay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir. Isku-shandheyn Golahu Wasiirada. Ra’ Wasaare Ku-xigeenka Xil. Maxamed Cabdi Xayir maareeye 1. Wasiirka Gaashaandhiga Xil. Xuseen Carab Ciise 1. Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Xil. C/wahab Ugaas Khalif 3. Wasiirka Haweenka Xil. Fowzia Maxamed Sheekh 4. Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Xil. Khalif Cabdi Cumar 5. Wasiirka Arrimaha Gudaha C/samed Macalin Maxamuud 6. Wasiirka Amniga Cabdi Jiibow Calasow 7. Wasiirka Cadaalada Xuseen Cusmaan Xuseen 8. Wasiirka Tamarya Macdanta iyo Biyaha Xil. Daahir Amiin Jeesow 10. Wasiirka Dastuurka iyo Arrimaha Federalka Xil. Zakariye Xaaji Maxamuud 11. Wasiirka Ganacsiga it Warshadaha Prof. Xuseen Warsame Wasiiru Dowlayaal 1. Wasiiru Dowlaha Arrimaha Amniga Fahad Yasin Daahir 2. Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Bishaar Ugaas Ibraahim 3. Wasiiru Dowlaha kaluumeysiga Xil. C/karim dhalac 4. Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dastuurka Dr. Maxamed Beekoos 5. Wasiiru Dowlaha Xukuumadda & xiriir ka Baarlamanka C/qaadir Maxamed Nuur Jaamaca 6. Wasiiru Dowlaha Arrimaha bii’adda Prof. C/laahi sheekh Cali Qaloocow 7. Wasiiru Dowlaha Arrimaha Gudaha Cabdi-Saciid Muuse Wasiirka Ku-xigeeno 1. Wasiirka Ku-xigeenka Wasaarada Diinta Xil. Xasan jimcaale 2. Wasiirka ku-xigeenka Arrimaha Dibadda Xil. C/Rashid xidig 3. Wasiirka ku-xigeenka Wasaaradda Gargaarka Xil. Yusuf Xayle 4. Wasiirka Ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Xil. Xuseen Qaasin Yuusuf iidow 5. Wasiirka Ku-xigeenka Wasaaradda howlaha Guud Xil. C/saabir Shuuriye 6. Wasiirka Ku-xigeenka Ganacsiga Xil. C/qaadir Carabow Ibraahim 7. Wasiirka Ku-xigeenka Warfaafinta & hanuuninta Dr. Liibaan Aadan Obsiye Taliyaha Ciidanka Xooggan Dalka General Maxamed Cali Catoosh Taliyaha Ciidanka Sirdoonka General Khalif Axmed Ereg Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Amb. Maxamed Cali Nuur Qaran News Share this post Link to post Share on other sites