jaaluut Posted January 11, 2003 cashflow, wax oo ciyaal waraf ladhoho majiraan baaba. doorooyinka hadaa aqoonin ragii layaqaanay maba tihid. cumda , aniga geedka jacaylka zoonihiisaan daganaa, godkana kaalshaan ku dheeli jirney, beerta isbitaal madiinana waa udhici jirnay. khaliif tuug , mashiidiyo, ciise dheere, iyo faarax guluus aan isku xaafad aheen. intaasu waa inta waagii la ahaa ciyaal xaafad, hadana odayaashi xaafadihii baanu noqonay!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
murefu Posted January 11, 2003 Holwadaag in da house..xamar waala xumeeyay yaa xaal mari doono....waa murefu from ciyaal GOOOOOOOFF..ninki yaqaano aya yaqaanoo.biya aarow aan u xisay...biraha...barxadi..beerta...but you guys you told form ..wabari ...hodon...boondheere..ciyaal xamar saas laguma yaqaano...bondheere ka xagee..hodon ka xagee...wardhiigley ka xagee..qaar naga mid ah kaliya aya sheegay.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nigganometry Posted January 11, 2003 So, this topic is for ciyaal xamar kaliya ? All I know is the place is Somaliaonline and that includes all of us proud Northerns As for "ciyaal reer xamar" there all full o'**** Quote Share this post Link to post Share on other sites
StarGazer Posted January 12, 2003 Representing Waaberi .....near Hodon street which wasn't far from carwada. That's all I remember! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haneefah Posted January 12, 2003 Straight from casabalbalaare between African village and the Sheikh C.Suufi Masjid....boy do i miss that xaafad, and the dugsi. There was just so much luv and peace in that area. Quote Share this post Link to post Share on other sites
AUN Posted January 15, 2003 XAMAR WAA LA XUMEEYEE YAA XAAL MARIN DOONAA!!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
VisiT Posted January 15, 2003 Xamar waa la xumeeyey, xabbad aana lagu xaal mariyey. Meneeno badan ma rabo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted January 16, 2003 Salaan... Wah! Naga qaleeya nooh, see waaye idinka qaarkiin. Yaa idin weydiiye Xamar xumeeskeed iyo xaalkeed--su'aasha xaafadee dagneed waaye. Hadii aa Ciyaal Xamar aheen, neerta nasiiya, baliis. Xamar waxaa xumeeyi soo galatooy iyo faradheer oo Geel iyo gaari gacan ku imaadey oo shanta gees ee Soomaaliya kaga imaadey. Marti daahdey maxaa la dhihi karaa hee??!! Soomaali mar horee dhahdey, "Makulaal qoor qabad caano maku dhanto!" Maryooleey Xamar soo galey marti daahdey waaye, marti daahdeyna maxaa ku sameen karnaa, ma burin karnee? Lakiin insha allaah, Xamar will once again shine and rise! Xamar is, after all, owned by ALL SOOMAALI!! _______________ Macsalaama!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
farey Posted March 1, 2003 i was born and raised cabdicasiis , it was really paradise the beach bars pubs casinos and night clubs ,sports arena ets . I am home sick now Quote Share this post Link to post Share on other sites
RaMpAgE Posted March 2, 2003 ~~~~~~~~representing H-O-D-A-N...my old hometown.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
PRIMETIME_PLAYER Posted March 11, 2003 mmmmmmmm....xamardaawo dacaladaaaa....damn..too bad if u aint represent xamar.dont hate uz...mmmmmmmmm....wht do i remember growing up in xamar.mmmmm....born in waabari..live in howlwadaag near baar u bax...moving to huraawaa..for sure...u all heard or know about hurawaa....i grw up hurawaa near sos.iskoysa baarwalaalaha..warshada barafuunka..ekes koontarool...near warshada baastada.i went mohamed warzame zio.tht was my elementary school...we have wone 3 straight title called "kadis" inculuded last one.man i miss mohamud warzame zio.....maxaa jalaado raqay dhaaxaa cunay...bajiyo..mmmmm.na nac luubaani..oo meekaloo madax rif....lol...i m just wondering whre my hommiez at.....hollllla if u all heard me..big upz.......to my hommiez hurawaaaa....holla Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miriam1 Posted March 11, 2003 Salam Both my parents have roots in Burco, where naturally i have one to million family members, never been there but i couldn't resist posting somting this nationalist pride is sooo cool..inshallah when i go there next year i will be able to truly represent! Peace ! ! Quote Share this post Link to post Share on other sites
BuRcOs_1st_LaDy Posted March 11, 2003 Finally i was like damn...i know atleast one of y'all heads from B-TOWN.... Uh-oh.....burco peepz in da house....GO-GO-GO...LOL you know i had to act retarded when i see my home city..... Quote Share this post Link to post Share on other sites
jabir Posted March 14, 2003 i was born and grown up xaafada madiino gaar ahaan quracleey.....opposite school hoose dhexe jabuuti...........holla madiino people :eek: Quote Share this post Link to post Share on other sites