Sign in to follow this  
Deeq A.

Mid Kamida Beelaha Bariga Burco Oo Gudomiyaha Maxkamada Sare Ee Ciidmada Qaranka, Ku Eedeyey in Uu Sii Daayey Gacan ku Dhiigle Dil Gaystay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SL-T Burco) Cuqaal waxgarad iyo madax dhaqameed kasoo jeeda beelaha degage gobolada dega gobolada togdheer saaxil iyo saraar oo maanta shir jaraa,id ku qabtay hotel balcad magaalada burco ayaa dhalillo usoo jeediyey gudomiyaha maxkamada sare ee ciidmada qaranka Somaliland .
Waxaanay ku eedayey in uu kiiska ka jabiyey gacan ku dhiigle ku eedaynasaa dil uu ugaysatay askari kale oo katirsan ciidamada.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this