Sign in to follow this  
Deeq A.

Raysal Soomaaliya Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Sheekh Kenyaawi

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Muqdisho)-Raysal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Sheekh Maxamed Ibraahim Cali (Kenyaawi) oo kamid ah culimada Soomaaliyeed, maalahaanna Muqdisho ka weday wacyi-gelin uu bulshada Soomaaliyeed ugu dhiirri gelinayay in is cafiyaan.

Ra’iisul wasaarha ayaa Sheekh Maxamed Ibraahim Cali kala hadlay ololaha uu sheekhu ku doonayo in bulshada Soomaaliyeed isku cafiso, waxa uunna ku dhiirri geliyay in uu sii laba jibbaaro, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this