Sign in to follow this  
Deeq A.

“Dal Bilayskiisa Taliskiisi Casaabad Qawlaysto Ah Noqday…” Siyaasi Cali Guray Oo Si Adag U Naqdiyay Hoggaanka Ciidammada Booliska Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf Cali Guray oo ka mid ah mas’uuliyiinta xisbiga muxaafidka ah ee KULMIYE ayaa si weyn naqdiyay hab-dhaqanka ciidammada booliska Somaliland, isaga oo si toos ah u weeraray hoggaanka booliska gaar ahaan taliyaha ciidammada booliska Cabdillaahi Fadal Iimaan.


Cali Guray ayaa qoraal oo soo dhigay barta uu ku leeyahay facebook waxa uu ku yidhi “Haye Bilayskeenu waa kaa taliye Fadal silcinayo. Xataa waaxdii socdaalka ayuu sadheeyay. Waa kaa ka doonaya , warbaahintii oo dhan, halabuurkii oo dhan iyo dhalinyaradii Somaliland oo dhan inu dawladda ka horkeeno

Dal Bilayskiisa taliskiisi casaabad qawlaysto ah noqday kob caleen leh in aanu ka soo durdurinayn waa la garanayaa ee bal aan sugno halkay ay Bilayska Somaliland dhigaan Fadal iyo kooxdiisu”

ca-2.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this