Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddigii Golaha Guurtidu U Xil-saareen Muddo Kordhinta Oo Kulankoodii Ugu Dambeeyay Yeeshay Saaka, Goorma Ayaa Lagu Dhawaaqayaa Muddada La Kordhinayo??

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Guddigii golaha guurtida Somaliland u xil saareen ka soo tallo bixinta muddo kordhinta loo samaynayo golleyaasha wakiillada iyo deegaanka ayaa waxa ay saaka yeesheen kulankoodii ugu dambeeyay.


Guddiga ayaa waxa ay hore kulamo gooni gooni ah ula yeesheen saddexda xisbi qaran ee UCID, WADDANI iyo KULMIYE, sidoo kale waxa ay kulan la yeesheen xubnaha guddiga doorashooyinka Somaliland.

1-6.jpg 2-4.jpg


Guddigan ayaa waxa la filayaa inay maalinta bari ah ku dhawaaqi doonaan muddada kordhinayo doorashooyinka inagu soo waajan.

Somalilandtoday/Hargeysa/Office

Xamse Maxamed Iiman

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this