Sign in to follow this  
Deeq A.

“KULMIYE UCID Haday Ka Tashadaan Dadka %50, Waxaa Iman Doonta In La Kala Tashado.” Guddoomiye Cirro

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha WADDANI oo la hadlaayey Idaacadda BBC qeybteeda Af Soomaali ga ayaa waxa uu yidhi: Somaliland talo wadaag baa lagu waday, waana ayaan darro in laba Xisbi yidhaahdaan anaga ayaa Doorasho qabsanayna, arrintaasina waxa ay dhaawac ku keeni doontaa midnimada iyo wada-jirka shacbiga. Waxay dhaawac weyn ku keeni doontaa xasiloonida iyo nabad-gelyada dalka. Waxaana ay taasi ku tusinaysaa in Somaliland u socoto xaggii keli talisnimada.

CB50F065-C843-466E-86B0-3C3ACEC0096D.jpe

Laba Xisbi haddii ay go’aansadaan in ay 50% ka tashadaan dadka waxa iman doonta markaana in la kala tashado. Xisbiga WADDANI na noqon maayo daawade in laba Xisbi ay dalka Doorasho ka qabsadaan.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this