Deeq A. Posted January 18, 2019 Gedo (Sh.M.Network) – In ka badan 300 Barakacyaal oo horleh ayaa gaarey degmada Buurdhuubo ee gobolka Gedo. Bakaracyaashaan oo halkaaso dib udejin loogu sameeyay ayaa wajahaya xaalado adag oo dhinaca nolasho ah. Mid kamid ah dadka kusoo barakacay degmada Buurdhuubo oo la hadlay idaacada Shabelle ayaa codsaday in gargaar deg deg lala soo gaaro. Hoos ka dhageyso codka http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/01/DF.mp3 The post Xaalada Barakacyaasha Buurdhuubo oo laga deyriyay appeared first on Shabelle. View the full article Share this post Link to post Share on other sites