Sign in to follow this  
Deeq A.

Xaalada Barakacyaasha Buurdhuubo oo laga deyriyay

Recommended Posts

Deeq A.   

Gedo (Sh.M.Network) – In ka badan 300 Barakacyaal oo horleh ayaa gaarey degmada Buurdhuubo ee gobolka Gedo.

Bakaracyaashaan oo halkaaso dib udejin loogu sameeyay ayaa wajahaya xaalado adag oo dhinaca nolasho ah.

Mid kamid ah dadka kusoo barakacay degmada Buurdhuubo oo la hadlay idaacada Shabelle ayaa codsaday in gargaar deg deg lala soo gaaro.

Hoos ka dhageyso codka

http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/01/DF.mp3

The post Xaalada Barakacyaasha Buurdhuubo oo laga deyriyay appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this