Sign in to follow this  
Deeq A.

Khasaaraha dabka qabsaday Suuqa ku yaala Afgooye

Recommended Posts

Deeq A.   

Afgooye (Sh.M.Network) – Fahfaahino dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay dab xalay qabsaday suuq ku yaala degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Dabka oo warar is-khilaafsan ay kasoo baxayaan waxa sababay ayaa la sheegay inuu geystay khasaaro baaxad leh oo mid hantiyadeed.

Ku dhawaad 20 goobo ganacsi oo lagu iibiyo alaabta maacuunta ayaa lagu waramayaa inuu sameeyay Dabka.

Dadka degaanka oo is-xilqaamay ayaa ku guuleystay inay baq-tiijiyaan Dabka, maadaama degmada iyo gobolka uusan lahayn gaadiidka dab-damiska.

The post Khasaaraha dabka qabsaday Suuqa ku yaala Afgooye appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this