Sign in to follow this  
Deeq A.

Wanaaji Waddani Waa Wanaaga Dalka

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxa hubaal ah in ay Somaliland ku dhamaysato duruufaha siyaasadeed ta ijtimaaci wadda tashi isku tudhid iyo isku tanaasul.
taas oo aynu ku caano maalay , mahadinay dalkeena iyo dadkeena ku daajinay ku doojinay kaga dayernay dugaaga nacabka
jecel in aad jabtoonad joogsan.

Hadaan ila bixiyo tudhaaga Waddani.

Wadani waa xisbi qaran oo wadaninimadu ku dheertahay jecel dadkiisa dawladiisa iyo dalkiisa

tusaale
marka hore waa xusbi qaran oo ugu da yar marka loo eego UCID IYO KULMIYE.DA DU WAA IN AY DAADIHISAA DULQAADNIMO, DOOJI WAAD KA DA WEYENTEHEE.
WADANI waxa da yarida u dheer hugaanka sare oo xambaarsan cilmi iyo caqli iyo siyaasad bisiloo medeni ah, kulmiyey bulsho min bari ilaa galbeed
aan qabin xagjirnimo.sas siyaasadeed iyo keli talisnimo.ku caana Samir badan dullqaad iyo YEELKII BAA DADKAAGA LAGU DHAQAA.
waan ognahay in uu ka tanaasulay DR, AMBAASADOR CABDIRAXMAN CIRO.

Gudoomiye nimadii golaha shacbiga si dhib yari ah oon deero deero herdiyin,

doorashadii gudoomiyaha cusub ee shacabka wadani waa kii markay qir gaadhay KULMIYE uga tanaasulay..

doorashadii madaxweynaha oo aan ognahay siduu xaal u dhacay markii faras magaalaha sawaxanka iyo xabadu heesday

Waa kii wadani ku majiirtay tageerayaasihiisii gadooday xereeyey , gar iyo gardaraba ogolaaday dhawaaqii komishanka.

Maanta iyo tallo KULMIYE DHULQAADKA BADAN IYO TANAASULKA BADAN ha is odhan waa doqmihiiye ku day maantana.
manta iyo goaanka saxa ah waxay taagantahay

kala dooro todoba shakhsi ama qof oo ku meelgaadha KOMISHAANKA,
iyo masiirka DALKA oo xambaarsan xusbi qaran oo ay gelbinayaan shacab dhan somalilland boqolkiiba shan iyo afartan
iyo boqolkiiba labaatan manta ku biiraya wadani sida xaal u socdo maanta.

Kulmiye ha ogaado in sida shaxda cadaalaadu u taallo aanu dalku cod ku gelayen gaar ahaan AWDAL , SOOL IYO SANAAG BARI

oo sanaag bari PUNTLAND u gacan gashay .
HADII DISTOORKA LAGU DHAQMAYO
MAXKAMADA SOMALIAND BAA XUKUNTAY IN MAR QUDHA LAGU GALLO DOORASHADA XIDHIBAANADA SHACABKA IYO TA DEGAANKA.TIINA LA GU GAL FAYLKAASI WUU XIDHMAY.
TALLO IYO GEBA GEBO

KULMIYOW, quraan maaha komishankuye bedel.
Si dhakhso ah ha loo saxo saamiga gobolada.
sidaa iyo guul gobanimo
SOMALILAND MIDNIMO GUUL IYO GOBANIMO BAY KU NAALOON IYO HALGAL ICTIRAAF.
Way noqon weyday ALLAH kama dhigee
DOONIYEE DHEG WALEE WAAN K WADA JIRNAA.
KARIS XUN IYANA KU LA.

ALLAW SAHAL AMUURAHA ADAA SAATIROO JIRA.

XAQ U DIRIR

MUSA AW HASSAN LODOON

AWDALI DUBAI.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this