Sign in to follow this  
Deeq A.

Alle Hawnaxariisto: Fanaankii Cabdillaahi Yuusuf Bagbagaag Oo Muqdisho Ku Geeriyooday.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Muqdisho) Alle hawnaxariiste waxa magaalada Muqdisho ku geeriyooday Fanaankii Cabdillaahi Yuusuf Bagbagaag oo kamid aha Fanaaniintii Caanka ka ahayd dhulka Soomaalidu degto.

CE176F52-ADFD-4EF9-9744-4222F851C5B6.jpe

Heeso badan oo siwayn loo jecelyahay ayuu qaaday. Dhammaan bahda shabakadda wararka ee Somalilandtoday waxay illahay uga baryayaan Marxuumka inuu u naxariisto eheladiina Samir iyo Iimaan ka siiyo .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this