Sign in to follow this  
Deeq A.

Shil khasaaro geystay Oo ka dhacay M/ Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya shil khasaaro geystay oo maanta ka dhacay Waddada Tarabuunka ee magaalada Muqdisho.

Shilkan ayaa yimid, kadib markii uu waddada ka baxay Gaari nuuca raaxada ah oo marayay halkaasi.

Ugu yaraan hal Qof ayaa ku dhintay shilkan, halka ay ku dhaawacmeen 3 kale, sida ay Shabelle u xaqiijiyeen dad goobjoogayaal ah.

Qofka Geeriyooday ayaa ahaa Nin da’ah, halka saddexda dhaawacantay labo ka mid ah ay hayeen Dumar, kuwaas oo loola cararay goobaha caafimaad ee magaalada Muqdisho.

Cabdullahi Maacalin Cabdi oo ku sugnaa meesha ay wax ka dhaceen ayaa Shabele uga warramay dhacdadaasi.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/01/cod-soofeysane-.mp3

The post Shil khasaaro geystay Oo ka dhacay M/ Muqdisho appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this