Sign in to follow this  
Deeq A.

Qurbe-Joog Badan Oo Ku Soo Qulqulaya Magaalada Jigjiga Ee Xarunta Dawlad Deegaanka Soomaalida

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Jigjiga)-Tan iyo markii ay isbadalladu ka dhaceen dalka Itoobiya, gaar ahaanna Dowlad Deegaanka Soomalida ee dalkaasi ayaa waxaa dalka ku soo qulqulayay qurba jog badan kuwaas oo markoodii hore dalka ka qaxay.

jig-hhh.jpg

Inkastoo dadkani ay ka qaxeen xaaladihii ka jiray gudaha, haddana qurba joogta ayaa intooda badan HIIL IYO HOOBA ku kala taageerayay dhinacyada isku hayay siyaasadda dalkaasi, gaar ahaanna xukuumaddii hore ee madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar iyo jabhaddii hubeysneyd ee ONLF.

Dadka qurba joogta ahi ee hadda soo laabtay waxaa ka mid ah Maxamed Dayib Sheekh Xusssen oo ka mid ah ururka Aqooyahanka Deegaanka oo dhawaan laga abaabulay waddanka Ingiriiska.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this