Deeq A. Posted January 16, 2019 Muqdisho (Sh.M.Network) – Imaam Cumar Macalin Abshir ayaa ka hadlay weerarkii ay ciidamada Kenya ku gubeen xarun ay shirkada Isgaarsiinta Horumuud ku leedahay Cali-guley ee gobolka Jubada Hoose. Imaamka, kaasi oo kamid ah waxgaradka Soomaaliyeed ee ku sugan Muqdisho, oo la hadlay idaacada Shabelle ayaa ugu horeyn sheegay inuu murugada la qaybsanayo maamulka shirkada Horumuud. Isaga oo hadalkiisa sii wata ayuu si kulul ucambaareeyay falkaan soo laab-laabtay, wuxuuna cod dheer kaga codsaday madaxda qaranka inay Guddi usaaraan arrintaan, si loola xisaabtamo ciidamadii ka dambeeyay. Hoos ka dhageyso warka oo cod ah http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/01/Share.mp3 The post Waxgarad cambaareeyay weerarkii Kenya ee xarunta Hormuud appeared first on Shabelle. View the full article Share this post Link to post Share on other sites