Sign in to follow this  
Deeq A.

Hanti Dhawraha Somaliland Oo Baadhis Ka Bilaabay Dawladda Hoose Ee Hargeysa Xafiisyo Uu Albaabada Iskugu Dhuftey Oo Uu Qufulo Ku Xidhay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Hanti dhawraha guud ee Somaliland ayaa waxaa uu galabta baadhis deg-deg ah ka bilaabey dawladda Hoose ee Hargeysa isla markaana waxaa uu albaabada iskugu dhuftey oo uu qufushay dhammaan xafiis-yada uu baadhista ka bilaabaayo

Hanti dhawraha guud oo warbaahinta la Hadley waxaa uu sheegay in uu baadhis buuxda ka bilaabay xarunta dawlada Hoose ee Hargeysa.

Goor Dhaw La Soco Muuqaalka Warkan

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this