Sign in to follow this  
Deeq A.

Muuqaallada Raggii Weeraray Nairobi Oo La Soo Bandhigay, Tiradooda + Nooca Hubka Ay Wateen

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Nairobi)-Kaamirada Qarsoon ayaa qabatay afar ka mid ah dableydii weerartay Hotelka Dusit ee magaalada Nairobi, iyadoo weli ay gudaha ugu jiraan Hotelka.

Dableydan oo ahaa afar rag oo ku hubeysan qoryaha AK47 ayaa labo jiho ka galay Hotelka caanka ah ee Dusit, waxaa ay bilaabeen inay rasaas ku furaan dadkii fadhiyay maqaayadda Hotelka, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this