Sign in to follow this  
Deeq A.

Lafta Gareen Oo Maanta La Caleema Saarayo

Recommended Posts

Deeq A.   

Maanta oo Arbaco ah ayaa lagu wadaa in magaalada Baydhabo ee gobolka Baay lagu caleema saaro madaxweynaha cusub ee maamulka K/galbeed C/casiis Lafta Gareen.

Waxaa magaalada Baydhabo gaaray mas’uuliyiin ka kala socota maamul goboleedyada dalka ka jira, iyadoo dhanka kale halkaasi lagu wado inuu gaaro madaxweyne Farmaajo.

Ammaanka guud ee magaalada Baydhabo ayaa ah mid aad loo adkeeyey, waxaana madaxtooyada K/galbeed ku sugan ciidamada gaarka ah ee Villa Soomaaliya.

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this