Deeq A. Posted January 16, 2019 Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa cambaareysay weerarkii Al-shabaab ku qaadeen Hoteel ku yaalla magaalada Nairobi ee dalka Kenya. “Falkan argagaxiso ee daran ee lala beegsaday sida caadada ah dad rayid ah waxa uu daaha ka qaadayaa mar kale wejiga xun ee argagaxisada” ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda dowladda federaalka. Halkaan hoose ka akhriso: Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites